Home
Page 311
Isbede Kama dhicin Maamulka somaliland Muuse ayaa tagay Ciro ayaana yimid
sbedel Kama dhicin Maamulka somaliland Muuse ayaa tagay Ciro ayaana yimid” Khaatumo Maxkamad bay saaraysaa Muuse Biixi iyo kuwii shacabka ssc khaatumo xasuuqay. Madaxwaynaha Maamulka
Safiirka UK ee Soomaaliya oo lagu eedeeyay inuu ku dhex-milmay khilaafka siyaasadeed ee ka jira Soomaaliya
Odoyaasha Puntland iyo Jubbaland ayaa warqad furan u diray Rt Hon David Lammy oo ah Xoghayaha Arrimaha Dibadda, ee UK, waxayna uga hadleen walaaca ay
Israel Oo Saldhig Milateri ka Dooneysa Somaliland Iyo UAE oo..
Warbaahinta reer galbeedka ayaa tabisey in Israel ay sahamin ku sameynayso saldhig milatari oo dooneyso iney Somaliland ka sameysato. Warbixintan waxaa lagu sheegay in Imaaraadka
Fariin Uu Diray Xasan Sheekh Oo la Gaarsiiyay Madaxweynaha Algeria.(Sawiro)
La-taliyaha gaarka ee Madaxweynaha Soomaaliya mudane Daahir Maxamuud Geelle ayaa Madaxweynaha dalka Algeria Abdelmadjid Tebboune u geeyay fariin uu uga siday Madaxweynaha JFS Dr Xasan
Madaxwaynaha la Doortay Ciro Oo Qaabilay Safiirada Dawladaha Itoobiya Iyo Ingiriiska
Madaxweynaha la doortey ee Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa maanta qaabilay safiirada dalalka Itoobiya, Ingiriiska. Madaxwayne Ciro ayaa ugu horeyn qaabilay Safiirka Dawlada Itoobiya
Sakariye Asad Faarax Oo Xukun Dil ah lagu fuliyey (Sawirro)
Maxkamadda Gobolka Galgaduud ayaa dil toogasho ah ku fulisay Sakariye Asad Faarax oo Dhowaan fal dil ah ka geystay degaan hoos taga degmada Guriceel. Ninkan