Danjire Somaliya Ee Uganda Fardowso Oo Lagu soo Dhaweeyay Kampala (Sawirro)
Danjiraha dowladda Soomaaliya u magacawday wadanka Uganda, Amb. Fardowsa Maxamed Qanyare , ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Kampala ee caasimadda dalkaasi. Masuuliyiin ka tirsan