Home
Page 315
Madaxweynaha Ukraine Oo Qeylo dhaamiyay Weerarka loo Adeegsay Gantaalka Oreshnik
Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelenskyy ayaa laga maqlay baahida ay u qabaan nidaamyo difaac oo awood leh, iyadoo hadalkan uu yimid maalin kaddib markii Ruushka uu
Jubbaland Oo Musharaxiinta Madaxweynaha ku Eedeysay Iska Hor-imaadkii Maanta ka Dhacay Kismaayo
Afhayeenka Ciidanka Booliiska Jubbaland, Dhamme Shukri Faarax Ducaale, ayaa xaqiijiyay in shaqaaqo ka dhacday maanta magaalada Kismaayo ay sababtay dhimashada hal askari iyo dhaawaca labo
Turkiga oo Sheegay in Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland Uu Ka Rajaynayo inuu ka Shaqeeyo Midnimada
Dowlada Turkiga oo dhambaal hambalyo ah u dirtay madaxweynaha la doortay ee Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegtay in ay ka rajaynayso in uu
Baarlamaanka Somaliya oo Ansixiyay Xeerka Doorashooyinka Dalka
Xildhibaanada Labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka xeerka Doorashooyinka dalka oo maanta ay marsiiyeen Akhrintiisi 3aad waxaana warbixintii ugu dambeeyay ee xeerkan
Dowladda oo ka hadashay Weerarkii Kismaayo eedeyna u jeedisay Axmed Madoobe
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si xooggan u cambaareysay weerar la sheegay in saaka ciidamo ka amar qaata Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ku qaadeen hotelka