Madaxdii hore ee dalka iyo siyaasiyiinta Mucaaradka ah Oo ku Dhawaaqay iney Dhimatay Madashii Wadatashiga Qaranka
Warsaxafadeed ay si wadajir ah u soo saareen qaar ka mid ah madaxdii hore ee dalka iyo siyaasiyiinta kale ee Mucaaradka ku ah dowladda Fedaraalka