Home
Page 326
Beesha Baharsame Ee Dhulbahante Oo Somaliland ku Eedeysay Inay Xabsiga ku Dhex-dishay Maxbuus
Beel weynta Maxamed Garaad (Bahararsame) ayaa Somaliland ku eedeeysey in ay Xabsiga dhexe ee Hargeisa ku dhex dishey Alle ha u Naxariistee Marxuum C/Fataax Muuse
Xuutiyiinta Oo la Sheegay inay Hub lagu Qiimeeyay 10 $milyan kala Wareegi doonaan Ruushka
Xuutiyiinta ayaa lagu warramaya inay hub lagu qiimeeyay 10 milyan oo dollar kala wareegi doonaan Ruushka , iyadoo heshiiskan uu qaatay ganacsatada Ruushka ee Viktor
Khasaare ka Dhashay Weerar Xamaas ay ku Qaaday Tel Aviv
Ciidamada difaaca Israa’iil ayaa sheegay in shan gantaal oo laga soo riday deegaanka Khan Younis ee Gaza, ay ku dhaceen magaalada Tel Aviv. Xamaas ayaa
Sheekh Aadan Madoobe Oo Looga yeeray Dalka Imaaraadka Carabta.(Sawiro)
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta, kadib
Madaxweyne kuxigeenka Kenya oo is Dhiibay Cafisna ka Dalbatay William Ruto
Madaxweyne ku xigeenka Kenya, Rigathi Gachagua, oo wajahaya halis ah in xilka laga xayuubiyo, ka dib khilaaf ka dhex aloosmay isaga iyo Madaxweyne Ruto ayaa