Home
Page 327
Israa’iil Oo Qorshaynaysa Weerar ay ku Qaado Iran
Israa’iil ayaa doonaysa inay Iran ku qaado weerar ku qasbaya inay dib uga fikirto rabitaankeeda ah inay gasho iska horimaad dheer. Saacadihii hore ee maanta;
Somaliya Oo Hindia ka Dalbatay In Dal ku Galka loosoo Wareejiyo Muqdisho
Dawladda Soomaaliya ayaa maanta xaqiijisay inay Hindiya la wadaagtay codsi la xiriira in safaaradda ay ku leedahay Muqdisho iyo qunsuliyadaha ay dalka ku leedahay in
Dhimasho Iyo Dhaawac ka Dhashay Toogasho ka Dhacday Magalada Beersheba Israa’iil
Ugu yaraan hal qof oo Israa’iili ah oo lagu sheegay booliis ayaa lagu dilay 10 kalena waa lagu dhaawacay toogasho ka dhacday magaalada Beersheba ee
Puntland Oo Taageertay Mowqifka Axmed Madoobe ka Qaatay Shirka Golaha Wadatashiga
Dowlad goboleedka Puntland ayaa soo dhaweysay go’aanka uu shirka Golaha Wadatashiga ka qaatay Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) . Axmed Madoobe ayaa ka
Wasiirkii Mooshinka Laga Gudbiyay Oo Dhoolatus weyn Sameeyay (Sawirro)
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Xukuumadda Soomaaliya, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, iyo wafdi uu hogaaminayo oo muddooyinkii dambe dalka dibadisa ku maqnaa