Home
Page 329
Ra’iisul Wasaarihii Japan Oo Is-casilay
Ra’iisul Wasaaraha Japan Fumio Kishida ayaa aroornimadi hore ee Talaadada maana ah is casilay sidoo kalana kala diray golahiishii wasiirrada, tallabadaas oo waddada u xaareya
Digniin Laga Bixinayo Duulaanka Israel ku Gashay Lubnan
Dagaal toos ah oo ka dhaca gudaha dhulka Lubnaan, si ka duwan weerarrada cirka ee ay Israa’iil geysanayso, wuxuu soo dedejinaya xaalad aan la qiyaasi
Xildhibaanada Kenya Oo Qorsheynaya Gudbinta Mooshin Xilka Looga Qaadayo Madaxweyne ku xiigeenka dalka
Xildhibaanada baarlamaanka Kenya ayaa saacadaha soo socda lagu wadaa in ay gudbiyaan mooshin ku saabsan xil ka qaadis la doonayo in lagu sameeyo madaxweyne ku
Xasan Sheekh Oo Furay Shirwaynaha Caalamiga Ee Maalgashiga Beeraha.(Sawiro)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirweynaha caalamiga ah ee Maalgashiga Beeraha Soomaaliya, kaasi oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Beeraha iyo
Galka hoggaaminta iyo Shaqada Ciidanka Oo loo kala Wareegiyay Sulub iyo Diyaano
Wasiirka Amniga XFS Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) iyo Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa maanta kormeeray Xarunta Taliska Ciidanka