Home
Page 33
Cabsi Laga Muujiyey Diyaarada Dawlada Qatar Siineyso Trump
Diyaaraddii ay Qadar u soo bandhigtay madaxweyne Trump oo saraakiil amni oo Maraykan ah ay ka muujiyeen walaac dhinaca amniga ah sida uu qoray Wargeyska
Askarigii Maraykanku kasii Daayay Xamaas Oo Diiday inuu la Kulmo Netanyahu.
Askarigii Israa’iili ee Edan Alexander oo Mareykanku shalay kusii deysay wada-xaajood uu la galay Xamaas, ayaa diiday inuu la kulmo Netanyahu. Askarigan, wuxuu ku eedeyay
Wasiir Fiqi Oo Arrimo Xasaasi ah kala Hadlay Safiirka Turkey
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa la kulmay Safiirka Turkiga, Danjire Alper Aktaş, Agaasimaha Guud ee Arrimaha Amniga Madaxtooyada Turkiga, Hasan Yıldırım, iyo saraakiil
Sacuudiga Iyo Maraykanka Oo kala Saxiixday Heshiis ku Kacaya 600, Oo Bilion $.(Sawiro)
Dawladaha Sucuudiga iyo Maraykan ayaa Qalinka ku duugey Heshiis Dhaqaale oo Istaraatiiji oo dhex mara labada dhinac iska markaanaSucuudigu ku maalgashanayo Maraykanka . Madaxweyne Trump
Trump Oo si Wayn Loogu soo Dhoweeyey Sacuudiga (Sawirro)
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa gaaray dalka Sacuudiga, iyadoo socdaalkan uu noqonayo booqashadii ugu horreysay oo saddex maalmood ah oo uu ku tagi doono dalalka
Ra’isul Wasaare Xamse Oo Qaabilay Kareem Adebayo Oo Muqdisho yimid
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku Simaha Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya,