Home
Page 330
Ciidamada Nisa Oo Gacanta ku Dhigay Shabakad Argagixiso.(Sawiro)
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka ee NISA ayaa gacanta ku dhigay Shabakad ka kooban Shan xubnood Shabakadan ayaa lagu eedeeyey iney ku howlaneyd
Jabuuti oo wali jawaab cad oo ku aadan Codsi ay u direen Itoobiya sugeysa
Dowladda Jabuuti ayaa shaacisay in aysan wali jawaab rasmi ah ka helin dowladda Itoobiya, taa oo ku aadan qorshihii ay ugu soo bandhigeen in ay
Israa’iil oo gudaha Syria ku Gishay Gabar Wariye caan ah kaddib markii…
Diyaaradaha dagaalka Israa’iil ayaa duqeyn dhalisay khasaaro dhimasho iyo mid dhaawac ka geesatay magaalada Dimishiq ee caasimadad dalka Syria, waxaana warar dheeraad ah kasoo baxayaan
Dowladda Somaliya oo saxiixday heshiis loogu Deeqayay 68 milyan oo dollar
Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Maalgashiga XFS Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Beenabeene iyo Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta waxa ay si wadajir
Erdogan Oo Dalalka Islaamka Ugu Baaqay Inay Cunaqabateyn Saaraan Israa’iil.
Madaxwaynaha dalka Turkiga Rajab dayib Erdogan, ayaa ugu baaqay dalalka Muslimka ah inay qaadaan tillaabooyin dhaqaale, diblomaasiyadeed iyo mid siyaasadeed oo ka dhan ah Israa’iil