Home
Page 331
Saraakiil tababar Adag Loogu soo Xiray Xerada Turksom.(Sawirro)
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo saraakiisha Taliska Ciidanka Xoogga Dalka ayaa maanta kuliyada tababarrada Ciidamada Soomaaliya ee Turkisom ee magaalada Muqdisho uga qeybgalay
Safaarada Imaaraadka Ee Khartuum Oo la Duqeeyey.
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa si caro leh uga falcelisay Isniinta kadib markii la weeraray, oo si xun loo waxyeeleeyey guriga safiirka u fadhiya dalka ay
Ciidankii Ugu Horeeyey Ee Israel Oo Gudaha u galay Koonfurta Lubnan
Ciidankii u horreeyay ee Israa’iil ayaa dagaalkii 2006-dii kaddib maanta gudaha u galay koonfurta dalka Lubnaan Saraakiisha Israel ayaa sheegay inay halkaas ka fuliyeen howlgallo
Taliyaha cusub Ee Booliiska Somaliya Oo Kulan la Qaatay Danjiraha Sweden Ee Somaliya
Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliiska Somaliya Oo Kulan la Qaatay Danjiraha dowladda Sweden Ee Somaliya Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed S/Guuto Asad Cusmaan Cabdullahi
Qiimeynta Shuruudaha Isticmaalka Hubka Nukliyeerka Oo Ruushka loo Ogolaaday.
Aqalka Kremlin-ka ee Ruushka, ayaa maanta ku dhawaaqay in wasaaradda difaaca Ruushka loo oggolaaday inay soo diyaariso qiimeynta shuruudaha isticmaalka hubka nukliyeerka ee Ruushka. Madaxwayne