Home
Page 332
Turkiga oo 3,000 Oo tan oo Gargaar Bini’aadantinimo ah usoo Diray Somaaliya
Markab lagu magacaabo Goodness oo siday 3,000 oo tan oo gargaar bini’aadantinimo ah oo loogu talagalay Soomaaliya ayaa ka ambabaxay magaalada Mersin ee koonfurta dalka
Abdel Fattah el-Sisi: Somaliya kuma Taageerno Xiisadda kala Dhaxaysa Itoobiya darteed
Madaxweynaha Masar, Abdel Fattah el-Sisi, ayaa caddeeyay in dalkiisu uu taageersan yahay midnimada iyo xasilloonida Soomaaliya. “Soomaaliya kuma taageerno Itoobiya darteed. Waxanu u taageernay sababtoo
Dowladda oo loogu deeqay 9-milyan oo Dollar iyo waxa lagu qaanayo oo…
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa shir muhiim ah waxa uu la qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Ms. Karin Johansson iyo
Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Bil kadib Xabsiga Laga sii daayay
Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf ayaa hada laga siidaayay jeelka Madheera, kadib markii ay Maxkamada Sare ee Somaliland amar ku bixisay siidayntiisa. Guddoomiye Ku Xigeenka Golaha
Waa kuma Ninka Xididka la ah Iran ee Noqonaya Hoggaamiyaha Xisbullah ?
Haashim Safi Al-Diin, oo ah ninka beddeli kara Hassan Nasrallah, hoggaamiyihii ay ilmo habreedka ahaayeen ee Xizbullah, waa mid ka mid ah xubnaha ugu caansan