Home
Page 335
Sidee caalamku uga falceliyey dilka Xassan Nasrahallah?
Kaddib marki ay Xisbullah Sabtidi shalay xaqiijisay dilka hoggaamiyahoodii Hassan Nasrahallah, ayay xalay rag hubeysani rasaas kor u ridayeen gudaha caasimadda, halka goor hore la
Somaliland: Kooxda Xidagaha Geeska Oo soo saaray Silsilad heeso ah Oo ay ku Mucaaradayaan Xukuumada
Guddaha Somaliland waxa baraha bulshada qabsaday silsilad heeso ah oo ay Kooxda Xidigaha Geeska oo kamid ah kooxaha ugu caansan fanka Soomaalidu ay ku mucaaridiyaan
Hogamiyaha Sare Ee Iran Oo Deg deg Looga saaray Hoygiisa, Lana geeyey..
Hoggaamiyaha sare ee Iran , Cali Khamenei ayaa lagu warramayaa in si deg deg looga kaxakeeyay gurigiisa magaalada Tehran, waxaana la geeyay goob nabdoon ,
Musharax Cirro: Xildhibaan Abiib waa Codkii Reer Awdal Oo Sharci-darro Ku Xidhan
Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Waddani ee Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in Xildhibaan Maxamed Abiib uu yahay codka shacabka gobolka Awdal, isla markaana aanu
Xassan Shiikh: “Itoobiya waxay qabsatay qeyb ka mid ah Somalia”
Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa ku dhawaaqay in ay Itoobiya qabsatay qeyb kamid ah Soomaaliya sida uu ku sheegay Wareysi uu siiyey Telefashinka Al
Diyaarado hub siday oo saaka ka degay Boosaaso
Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxaa saaka halkaasi laga dejiyay hub iyo saanad ciidan. Laba diyaaradood
Maxkamaddo kooxda Al-shabaab Uga furnaa Shabeellaha Hoose oo la burburiyay
Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa howgalo qorsheysnaa ku burburiyay Maxkamado kooxda Al-shabaab uga furnaa deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose. Ciidamo isugu jiray Militari, Booliis