Home
Page 34
Puntland oo xaqiiisay inay soo iibsatay diyaarado dagaal oo ay u isticmaalayso howlgallada Daacish
Afhayeenka howlgalka la dagaalanka Daacish ee Hillaac, Gen. Maxamuud Axmed Faadhigo ayaa xaqiiiyay inay Puntland soo iibsatay 4 diyaaradood oo nuuca dagaalka ah oo ay
Baarlamaanka Puntland oo Mushaar Kordhin aan Caadi aheyn Sameestay
Xildhibaannada Golaha Wakiiladda maamul goboleedka Puntland, ayaa sameestay mushaar kordhin aad u badan, xilli shacabka reer Puntland ay wajahayaan xaalado adag oo dhinaca nolosha ah
Madaxwayne Ciro Oo Dacwad ka Dhan ah Somalia u Ggudbiyey UK
Madaxweynaha Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta khadka xidhiidhka Fogaal-Aragga (Virtual Meeting) kulan sagootin ah kula yeeshay Danjiraha Boqortooyada Ingiriiska u qaabilsan Somaliland
Xamaas Oo sii Deysay Maxbuuskii Maraykanka ahaa Ee Edan Alexander.(Sawiro)
Al-Qassam waxay ku dhawaaqday iney sii daayeen maxbuuska Israa’iili/Amerikaanka ah “Idan Alexander” ka dib wada-xaajoodyo lala yeeshay Washington Waxay xaqiijiyeen in go’aankani yahay qayb ka
Dab Qabsaday Qeyb ka mid ah Suuqa Bakaaraha Ee Muqdisho
Dab ayaa caawa qabsaday dhisme ku yaalla Suuqa weyn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho kaasoo geystay khasaare maaliyadeed. Dhismahan ganacsi ee Dabku ka kacay ayaa
Axmed Madoobe “Xisbiga ay Dowladu Dhiseyso waa Mid la mid ah kii Kacaanka Ee Dowladaan xagey Gacanta ku haysa”
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta si qota dheer uga hadlay qorshe madaxda dowladda iyo kuwa dowlad goboleedyada qaar ku doonayaan dhismaha
Trump,Oo Sheegay in Cunaqabateynta Uu ka Qaadi Doono Suuriya iyo Trump Tower
Trump, ayaa sheegay inuu diyaarinayo sidii uu cunaqabateynta uga qaadi lahaa Suuriya, isagoo sheegay in tallaabadan uu ka codsaday Erodogan . Wuxuu intaa ku daray