Home
Page 35
Madaxwayne Ciro Oo Dacwad ka Dhan ah Somalia u Ggudbiyey UK
Madaxweynaha Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta khadka xidhiidhka Fogaal-Aragga (Virtual Meeting) kulan sagootin ah kula yeeshay Danjiraha Boqortooyada Ingiriiska u qaabilsan Somaliland
Xamaas Oo sii Deysay Maxbuuskii Maraykanka ahaa Ee Edan Alexander.(Sawiro)
Al-Qassam waxay ku dhawaaqday iney sii daayeen maxbuuska Israa’iili/Amerikaanka ah “Idan Alexander” ka dib wada-xaajoodyo lala yeeshay Washington Waxay xaqiijiyeen in go’aankani yahay qayb ka
Dab Qabsaday Qeyb ka mid ah Suuqa Bakaaraha Ee Muqdisho
Dab ayaa caawa qabsaday dhisme ku yaalla Suuqa weyn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho kaasoo geystay khasaare maaliyadeed. Dhismahan ganacsi ee Dabku ka kacay ayaa
Axmed Madoobe “Xisbiga ay Dowladu Dhiseyso waa Mid la mid ah kii Kacaanka Ee Dowladaan xagey Gacanta ku haysa”
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta si qota dheer uga hadlay qorshe madaxda dowladda iyo kuwa dowlad goboleedyada qaar ku doonayaan dhismaha
Trump,Oo Sheegay in Cunaqabateynta Uu ka Qaadi Doono Suuriya iyo Trump Tower
Trump, ayaa sheegay inuu diyaarinayo sidii uu cunaqabateynta uga qaadi lahaa Suuriya, isagoo sheegay in tallaabadan uu ka codsaday Erodogan . Wuxuu intaa ku daray
Salaadiinta Somaliland iyo Garaadada SSC-Khaatumo Oo Wadajir Nabad ugu Baaqay
Qaar kamid ah salaadiinta ugu sarreeya ee Somaliland iyo garaadada SSC-Khaatumo oo si aan rasmi ahayn ugu kulmay xaflad caleemo-saar oo ka dhacday Deegaanka Soomaalida
Jabhad Dagaalameysay 40 sano Oo ku Dhawaaqday Inay Hubka Dhigayso
Xisbigii Shaqaalaha Kurdistan ee dagaalka kula jiray Dowlada Turkey ayaa maanta si rasmi ah u xaqiijiyay iney hubka tuureen nabadana qaateen. Xisbigaan ayaana mudo 40