Weerar Hubeysan Oo lagu Qaaday Shirkad Milatari Oo Israa’iil leedahay
Weerar hubeysan ayaa lagu qaaday xarunta shirkadda tignoolajiyada iyo qalabka militari Israa’iil ee Elbit, xaruntan la weeraray ayaana kutaalla magaalada Gothenburg ee dalka Sweden. Ciidamo