Hay’adda FBI-da Marykanka ayaa sheegtay Talaadadii shalay, inay soo xirtay nin u dhashay dalka Afghanistan oo ay saraakiishu sheegeen in uu taageersan yahay Ururka Daacish.
Madaxweynaha JSL Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan la yeeshay Madaxda dhaqanka ee Beelah Habarcafaan. Kulanka waxaa Madaxweynaha ku weheliyay Wasiirka beesha ku matala xukuumada