Home
Page 36
Dagaal lacaga cabsi qabo in uu ka qarxo South Sudan iyo Mucaaradka ooโฆ
Dowladda Koonfurta Sudan , ayaa soo saartay amaro ku aadan in xubnaha mucaaradka ee ku sugan qeybo kamid ah dalkaasi in ay hubka dhigaan, waxaa
Somaliya Oo Safka Hore ka Gashay Dalalka Xukunka Dilka ah fuliya
Hayโadda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa sheegtay in tirada dadka lagu riday xukunnada dilka ah ee sannadka 2024 ay si weyn kor ugu kacday.
Somaliland oo sheegtay in ay Xoog iyo Xeeladba kaga Hortagi Doonto Safarka R/Wasaraha ee Laascaanood
Xukuumadda Somaliland ayaa ka digtay safarka uu Raโiisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ku tagayo magaalada Laascaanood, iyada oo sheegtay in Laascaanood ay ka mid
Baarlamaanka Somaliland Oo Cambaareeyay Safarka R/Wasaaraha Soomaaliya Ee Laascaanood
Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliland ayaa si kulul u cambaareeyay socdaalka la filayo in uu Raysal Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ku tago magaalada Laascaanood, oo hadda
Safiirka Israel Oo Laga Ceyriyey Xarunta Midowga Afrika
Midowga Afrika ayaa xaruntooda ku taalla magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ka cayriyey Safiirka Israaโiil u fadhiya Itoobiya, Abraham Nfus. Talaabadan ayaa timid ka
Trump Oo Shiinaha Ugu Hanjabay Inuu Canshuuro kale Hadii ayna ka Noqon Talaabo
Madaxweyne Trump, ayaa waxyar ka hor ku hanjabay inuu Shiinaha ku soo rogi doono canshuur 50%, haddii uusan si deg deg oo illaa 8 April
Gen. Sheegow Axmed Cali Oo Goor-dhowayd ku Geeriyooday Muqdisho
Waxaa goor dhow ku geeriyooday magaalada Muqdisho Gen. Sheegow Axmed Cali oo ahaa Maxbuus u xiran dowlada Somalia kasoo ku jiray xabsiga dhexe ee Xamar.
Beesha Caalamka Oo War ka soo Saartay Gogosha uu ku Baaqay Xassan Sheekh
๐๐๐-๐๐๐๐๐๐
๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐ฑ๐ข๐ข๐๐๐๐ ๐๐๐๐ฌ๐ก๐ ๐๐๐๐ฅ๐๐ฆ๐ค๐ ๐๐๐ฑ๐๐ฒ ๐๐จ๐จ ๐๐ก๐จ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ฒ๐๐๐ง ๐๐จ๐ ๐จ๐ฌ๐ก๐ ๐๐๐ ๐ฎ ๐๐๐๐ช๐๐ฒ ๐๐ ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ฌ๐ข๐ฒ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐ ๐๐๐ฆ๐ข๐ฒ๐๐ฒ๐๐๐ฌ๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐ Saaxiibada beesha caalamku* waxay soo dhoweynayaan soo-jeedinta lagu