Home
Page 360
Ciidanka Israa’iil Ee ku sugan Qasa Oo Warqad Hanjabaad ah u Diray Netanyahu
Sida laga soo xigtay telefishinka Skynews 130 askari oo ka tirsan ciidanka Israa’iil ee ku sugan gudaha marinka Qasa ayaa warqad wadajir ah u diray
Erdogan ayaa ku tilmaamay Israel urur Sahyuuniyad oo argagixiso ah
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan oo dhaleeceeya weerarada Israel ee Gaza iyo Lubnaan ayaa ku tilmaamay Israel urur Sahnuuniyad oo argagixiso ah. Mr. Erdogan ayaa
Eriteriya iyo Itoobiya Oo kala Goostay Xidhiidhka Isgaadhsiinta.
Eriteriya iyo Itoobiya ayaa kala goostay xidhiidhka Isgaadhsiinta, iyada oo hadda aan gudaha Asmara laga wici karin Addis Ababa. Xiisadda labada dal ayaa muddooyinkan isa-soo-taraysay;
Puntland oo shaqojoojin ku sameysay Masuuliyiintii Maxkamadda Ciidamada
Maamul goboleedka Puntland, ayaa shaqojoojin ku sameeyay dhammaan mas’uuliyiintii maxkamadda ciidamada qalabka sida iyo denbiyada culus ee maamulkaasi, kaddib amar kasoo baxay madaxtooyada Puntland. Sida
Madaxweyne Xasan oo tababar usoo xiray saraakiil katirsan Danab (Sawirro)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ,ayaa maanta gaaray xerada ciidamada Balli-doogle ee lagu tababaro ciidamo katirsan kumaandooska Soomaaliya ee loo yaqaan Danab.
Benjamin Netanyahu oo Qaatay Go’aan adag oo Mareykanka ka careysiiyay
Ra’isul Wasaaraha maamulka Israa’iil Benjamin Netanyahu, ayaa lagu waramayaa in uu dowladda Mareykanka ka diiday in uu siiyo xog faah faahsan oo ku aadan goobaha
DFS oo Puntland ku Eedeysay Inay ka diiday Qorshe ay ciidamo uga qoran layaaheen ….
Maamul goboleedka Puntland , ayaa ka biyo diiday qorshe dowladda Federaalka Soomaaliya ciidamo uga qoran laheyd deegaannada maamulkaasi , ciidankaasi oo dowladda ugu tala gashay