Home
Page 361
Somaliya iyo Qatar Oo Iska-kashanaya Dhinaca Smmaanka Ee u Dhaxeeya.(Sawiro)
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Safiirka Dowladda Qatar u jooga Soomaaliya, Dr. Cabdullahi Binu Salem
Iran Oo ku Hanjabtay inay Bur-burin-doonto Dalalka Khaliijka Hadii Laga soo Weeraro Saldhigyada Mareykanka
Dawlada Iran ayaa uga digtay dalalka khaliijka in hawadooda iyo saldhigyada uu ku leeyahay Mareykanka laga soo weerarro. Iran ayaa sheegtay in hadii laga soo
Taliyaha Sirdoonka Ingiriiska Oo ka Digay Shirqoollo ay Iran Ruushka Iyo Shiinaha ka Dhex-wadan
Agaasimaha hay’adda sirdoonka gudaha Ingiriiska ee MI5, Ken McCallum ayaa khudbad nadir ah oo uu maanta jeediyay, wuxuu sheegay iskudayada howlgallada ay gudaha Ingiriiska ka
DEG DEG : Madaxweyne ku xigeenka Dalka Kenya oo Xilka laga Qaaday
Madaxweyne ku xigeenka Kenya, Rigathi Gachagua, ayaa xilka laga qaaday kadib markii 281 xildhibaan ay u codeeyeen xil ka qaadistiisa halka 44 kale ay ka
Netanyahu Oo Sannad kaddib Mar kale ku Hanjabay in Dagaalka Qaza iyo kuwo kale sii Socon doonaan.
Ra’iisul wasaaraha Israa’iil ayaa ku tilmaamay ololaha milateri EE socday muddo sannad ah inuu yahay howlgal muqaddas ah oo sii socon doona ilaa iyo inta
Itoobiya Oo ka jawaabtay Eedeyn kaga timid Dawlada Somaliya
Itoobiya ayaa beenisay eedeynta dowladda Soomaaliya ee ah in ay hub ku soo daabuleyso Soomaaliya. Taliyaha militariga Itoobiya Burhaanu Jula ayaa waxba kama jirana ku