Hayโadda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa sheegtay in tirada dadka lagu riday xukunnada dilka ah ee sannadka 2024 ay si weyn kor ugu kacday.
Xukuumadda Somaliland ayaa ka digtay safarka uu Raโiisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ku tagayo magaalada Laascaanood, iyada oo sheegtay in Laascaanood ay ka mid
Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliland ayaa si kulul u cambaareeyay socdaalka la filayo in uu Raysal Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ku tago magaalada Laascaanood, oo hadda
Midowga Afrika ayaa xaruntooda ku taalla magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ka cayriyey Safiirka Israaโiil u fadhiya Itoobiya, Abraham Nfus. Talaabadan ayaa timid ka
Waxaa goor dhow ku geeriyooday magaalada Muqdisho Gen. Sheegow Axmed Cali oo ahaa Maxbuus u xiran dowlada Somalia kasoo ku jiray xabsiga dhexe ee Xamar.
Wararka ka imaanaya dalka Kenya ayaa sheegaya in Maxkamad ku taalla Ismaamulka Wajeer ee gobolka Waqooyi Bari Kenya ay Waaxda Baaritaannada Dembiyada u oggolaatay in