Home
Page 384
Dil loo Gaystay Nin Aflagaadeeyay Diinta Oo Xiisad ka Abuuray Pakistan
Booliiska koonfurta Pakistan ayaa toogasho ku dilay dhakhtar lagu eedeeyay inuu aflagaadeeyay nabi Maxamed – nabadgalyo dushiisa ha ahaato – arrintaas oo ay cambaarayeen kooxaha
Ingiriiska oo 5 Milyan Dollar ku taageeraya Ciidanka Xoogga dalka Somaliya
Dowladda Ingiriiska ayaa ku taageereysa ciidanka xoogga dalka Soomaaliya malaayiin dollar, waxaana lacagtaasi ciidanka loogu iibin doonaa, raashin, qalabka isgaarsiinta iyo agabyo kale oo muhiim
Laamaha amniga oo ka shiray ka hortaga hubka Sharcidarada ee heestaan…
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda F.S Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) , ayaa guddoomoyey shir looga hadlayay sidii ay hey’adaha amniga dalku u xakameyn lahaayeen hubka
Xisbullah Oo Duqaymo Khasaaro Gaystay ka Fulisay Gudaha Israa’iil.(Sawiro)
Dhacdooyinka cusub ee la diiwaangeliyay,kaddib duqeymaha aan horey loo arag ee Xisbullah ay ka geysatay gudaha Israa’iil; Xisbullah markii u horreysay waxay gantaalladeeda gaareen masaafo