Madaxweyne Laftagareen Oo Daahfuray Mashruuc ay Maalgalisay UK (Sawirro)
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa daahfurey mashruuca iftiiminta xaafada Barwaaqo ee magaalada Baydhabo, waxaana mashruucan Hirgelintiisa iska kaashanayaa Koonfur Galbeed iyo