Home
Page 388
Shacabka Israel Oo Fariimo Cabsi gelin ah Loogu Diray Mobilada.
Telefoonnada dadka Israa’iil ku nool ayaa lagu diray farriin loogu sheegayo inay galaan goobo gabaad ah, iyadoo la adeegsanayo in farriinta ay ka timid taliska
Diyaarad Helikobtar ah Oo ku Dhacday Duleedka Muqdisho
Diyaarad Helikabtar ayaa la soo sheegaya iney caawa Maqribkii ku dhacday beer u dhow Xerada ciidanka ATMIS ku leeyihiin degaanka Carbiska ee degmada Afgooye. Waxaa
Biden Oo Aqoonsiga ka Gudoomay Safiirka Cusub Somalia Ee Maraykanka
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doona magaalada Washington D.C, Daahir Xassan Carab. Danjire Carab
Yuusuf Garaad: Waa in Tallaabo Laga Qaado Ninkii Shacabka Bakool ku Tilmaamay Carruur Itoobiyaan ah
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya danjire Yuusuf Garaad ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya inay tallaabo ka qaado agaasimaha gaadiidka iyo duulista Soomaaliya, oo Dhawaan
Xasan Sheekh iyo Xasan Kheyre Oo Shir Xasaasi ah Muqdisho ku yeeshay
Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in xalay magaalada Muqdisho kulan gaar ah ku yeesheen Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’isul Wasaarihii