Home
Page 389
Turkiga Oo War Cusub kasoo Saartay Wadahadallada Somalia iyo Itoobiya
Dowladda Turkiga ayaa mar kale ka hadashay wadahadallada u dhaxeeya dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya, kaa oo xal loogu raadinayo khilaafka xooggan ee ka dhashay heshiiskii
Madaxweyne Laftagareen oo kulan xasaasi ah la qaatay Golihiisa Wasiirrada
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa maanta kulan xasaasi ah la qaatay golihiisa Wasiiradda, waxa uuna kala hadlay xaalada siyaasadeed
Xildhibaano saakay loo diiday in Baydhabo u Dhoofaan iyo Villa Soomaaliya oo…
Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kana soo jeeda deegaannada maamulka Koonfur Galbeed, ayaa saakay la sheegay in loo diiday in ay u dhoofto garoonka diyaaradaha
Iran Oo Qaaday Boqol Xubnood Oo ku Dhaawacmay Weerarkii Xisbulaah Lagu Qaaday
Ku dhawaad 100 xubnood oo ka mid ah Xisbullah oo ku dhaawacmay qaraxyadii shalay ka dhashay aalada isgaarsiinta ee Pager, ayaa galinkii dambe ee maanta
Putin Oo Ansixiyay Heshiis Dhinaca Difaaca Iyo Hubka ah Oo ay la Galeen Iran
Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin ayaa waxyar ka hor ansixiyay soo jeedinta wasaaradda arrimaha dibadda Ruushka ee la xiriirta in Moscow ay heshiis istaatijiyadeed oo iskaashi
Yahya Sinwar Oo ku Dhawaaqay Weji Cusub Oo Dagaal ah.
Hoggaamiyaha Xamaas, Yaxye Sinwar ayaa ku sheegay dhawaan warqad uu u diray hoggaamiyaha Xuutiyiinta Yemen inay isku diyaarinayaan waji dagaal oo qeyb ahaan ay iska