Home
Page 429
Ra’iisul wasarihii hore Ee Pakistan Oo u Tartamaya jagada Gud. Jaamacada Oxford
Imran Khan, ra’iisul wasaarihii hore ee Pakistan, ayaa u tartamaya jagada guddoomiyaha Jaamacadda Oxford oo ka mid ah jaamacadaha la tixgeliyo ee ugu sarreeya caalamka
Xiisad ka Dhalatay Nin Dilay Gabar Xiriir jaceyl kala Dhaxeeyay Oo Cadaado ka Taagan
Wararka ka imaanaya magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud, ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay dil dad badan ka argagaxeen, kaddib markii nin uu si
Ganacsatada Suuqa Bakaaraha Oo Bannaanbax Dhigaya iyo Ganacsigii oo
Waxaa maalintii labaad xiran inta badan ganacsigii ka jiray suuqa ugu weyn Soomaaliya ee Bakaaraha, kaddib markii dowladda Soomaaliya shalay magaalada Muqdisho ka hirgalisay canshuurta
Madaxweyne Deni oo la kulmay Safiirka Mareykanka iyo Xubno kale (Sawirro)
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo ku sugan magaalada Nairobi ee caasimadad dalka Kenya ayaa shir la yeeshay Safiirka dowladda Maraykanka ee
Dowlada Ingiriiska Oo Raadineysa Xabsiyo ay ku Xirto Eedeysanayaal xir xiran
Dawladda Ingiriiska ayaa hawlgelisay tallaabooyin deg-deg ah, si ay u yarayso maxaabiista tirada badan si ay boos ugu hesho boqollaal qof oo loo xiray mowjado