Home
Page 432
Netanyahu Oo Diidday inuu la kulmo xoghayaha Arrimaha Dibadda UK
Sida laga soo xigtay telefishinka Israa’iil ee Channel 13, Netanyahu ayaa diidday inuu la kulmo xoghayaha arrimaha dibadda UK, David Lammy intii lagu jiray booqashadii
War Cusub oo ka soo baxay Komishanka Doorashooyinka Somaliland.
Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa maanta xarunta Guriga Shaqaalaha ku soo bandhiggay Nidaamka Hubinta Cod-bixiyeyaasha Booyoomitrigga IRIS- BVVS. Kulankaas waxaa ka soo qaybqaatay Madaxda Xisbiyada/Ururrada
Israa’iil Oo ka Walaacsan Diyaradaha Xisbullah Oo Sawirro ka Qaday Guriga Netanyahu
Wargeyska Israa’iil ee Jerusalem Post, ayaa sheegay in nidaamka raadarka inuu soo qabtay diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn oo looga shakisan yahay inay leeyihiin Xisbullah,
Sida ay Israel ku Heshay Xogta ay ku Qaarajisay Taliyihii Xisbu-laah Fouad Shukr
Wargeyska Wall Street Journal ayaa shaaciyey xogta sida Israel ku heshay goobta uu ku sugnaa taliyaha ciidamada Xisbullah Fouad Shukr oo dhowaan lagu dilay duqeyn