Home
Page 433
Madaxweyne Deni oo la kulmay Safiirka Mareykanka iyo Xubno kale (Sawirro)
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo ku sugan magaalada Nairobi ee caasimadad dalka Kenya ayaa shir la yeeshay Safiirka dowladda Maraykanka ee
Dowlada Ingiriiska Oo Raadineysa Xabsiyo ay ku Xirto Eedeysanayaal xir xiran
Dawladda Ingiriiska ayaa hawlgelisay tallaabooyin deg-deg ah, si ay u yarayso maxaabiista tirada badan si ay boos ugu hesho boqollaal qof oo loo xiray mowjado
Xil: Fa’isa ”Magafayaal Magaca Baddeshay ayaa Dhib ku haya Shacabka Muqdisho”
Xildhibaan Faa’iso Maxamed Jeyte oo katirsan xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya , ayaa si adag uga hadashay canshuurta xad-dhaafka ah iyo dhibaatooyinka kale
Xamaas, Oo Warsaxaafadeed ku Diidday Natiijadii Wada-hadalladii Israa’iil
Xamaas, ayaa warsaxaafadeed rasmi ah oo ay soo saartay ku diidday natiijadii ka soo baxday wada-hadalladii labada maalin ka socda Dooxa ee lasoo gabagabeeyay Jimcihii.
Dawlada Somaliya Oo Xalisay Qaar ka Mid ah Cabashadii Ganacsatada
Shir muhiim ah, oo lagu xalinayay Culaysyadii ay ka cawdeen Ganacsatada Soomaaliyeed ayaa maanta wajigiisii 1-aad waxaa lagu qabtay Xarunta Dekadda Magaalada Muqdisho, shirkaas oo
Maxay tahay Malaayiinta Dolar Ee DF ku Wareejisay Puntland?
Wasiir kuxigeenka Maaliyadda XFS C/qafaar Xaange ayaa shaaca ka qaaday in Wasaaradda Maaliyadda DFS ay Puntland u wareejisay lacag dhan $6,348,826 ( lix Milyan seddex
Colombia Oo Mamnuucday Dhuxusha loo Dhoofiyo Israa’iil
Madaxweynaha Colombia, Gustavo Petro ayaa saxiixay go’aan uu dalkiisa ku mamnuucayo dhuxusha loo dhoofiyo Israa’iil, tallaabadaa oo la sheegay in lagu cadaadinayo Israa’iil si ay