Home
Page 438
Rag Sawirayay Darbiga Xarun Dowladeed Oo la Qabtay iyo Xogo laga Helay
Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda ee gobolka Banaadir, Maxamed Axmd Diiriye (Yabooh), ayaa sheegay in ciidamada ilaalada u ah magaalada Muqdisho ku qabteen labo
Madaxda Sirdoonada Kenya iyo Itoobiya oo kawada hadlay xaalad soo korortay
Agaasimaha Hay’adda nabadsugidda iyo sirdoonka dalka Kenya, Nuuradiin Maxamed Xaaji ayaa booqasho rasmi ah ku tegey magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya. Agaasime Nuuradiin
Dibed-baxyo Lagu Taageerayo Falastiin Oo Hareeyey Chicago.(Sawirro)
Mudaharaaddo xooggan oo lagu taageerayo Falastiin ayaa ka socda agagaarka goobta uu ka dhacayo shirweynaha xisbiga Dimoqraadiga ee magaalada Chicago. Boqollaal mudaharaadayaal ah ayaa sidoo
Hay’ada Duulista Somaliya Oo Digniin Adag u Dirtay Shirkadda Duulimaadyada Ethiopia
Hay’adda Duulista Soomaaliya ayaa digniin u dirtay diyaaradda Ethiopian Airlines, iyadoo sheegtay inay ka walaacsan tahay xadgudubyada soo noqnoqday ee ay ku hayso madax-bannaanida Soomaaliya.