Home
Page 439
Somaliya Oo Jawaab Adag ka Bixisay Hadalkii M/ku xigeenka Xisbiga Barwaaqo Ee Itoobiya
Xoghayaha Joogta ee Wasaaradda arrimaha dibadda dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Aadan Xaadoow ayaa si kulul uga jawaabay hadal kasoo yeeray Madaxweyne ku xigeenka Xisbiga Barwaaqo
Milateriga Israa’iil Oo Dueyn ku Dilay Sarkaal sare Oo ka tirsan Ururka Fatax
Milateriga Israa’iil ayaa sheegay inay beegsadeen sarkaal sare oo ka tirsan dhaq-dhaqaaqa Fatax ee Falastiin, kaasi oo lagu dilay duqeyn lala beegsaday baabuur marayay koonfurta
Kenya:-Askar loo haysto Baxsashada Nin Dilay 42 Haween ah Oo Maxkamad lasoo Taagay
Shan askari oo ka tirsan booliiska Kenya ayaa la hor keenay maxkamad, kuwaas oo lagu eedeeyay inay gacan ku siiyeen nin looga shakisan yahay inuu
Markab Marayey Badda-cas Hub culus Lagu Weeraray.
Markab ganacsi oo marayey biyaha badda cas ayaa subaxnimadii hore ee Arbacadii ay weerareen kooxo hubaysan oo watay laba doonyood oo yaryar, iyaga oo markabkaas
Madaale Oo Wareejiyay Raashin iyo Buskut Ciidamada Loogu Talagalay (Sawirro)
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Deeq Raashiin oo ka timid Maamulada Degmooyinka Kaxda iyo Boondheere ku wareejiyay
Booliiska Puntland Oo Gabtay Maxbuus Dil ku Xxukunnaa Oo Baxsad ku jiray (Sawirro)
Taliska qaybta booliska gobolka Mudug ee Puntland oo kaashanaya laamaha kala duwan ee amnniga ayaa ku guulaystay inay gacanta kusoo dhigaan xukumane Shabaab Abdirahman Awal
Taalibaan Oo Shaqada ka saartay 280 Xubnood Oo ka tirsan Booliiska iyo Hay’adaha amniga
Dawladda Afgaanistaan ee ay hoggaamiyaan ururka Taalibaan ayaa shaqada ka saartay 280 xubnood oo ka tirsan Booliiska iyo hay’adaha amniga, kaddib markii ay ku guul-darreysteen