Maxkamadda derejada kowaad ee magaalada Boosaaso ayaa xukun ka soo saartay kiiska dilkii guddoomiye ku xigeenkii maamulka iyo maaliyadda Jaamacadda Bariga Afrika marxuum Khaalid Cali
Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka, Antony Blinken, ayaa la kulmaya Madaxweynaha Masar, isaga oo sii wada dadaalkiisa diblumaasiyadeed ee uu ku doonayo in xabbad-joojin iyo
Xafiiska howlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa beeniyay warqad toddobaadkii u dambeeyay internetka lagu faafiyay oo la xiriirtay digniin weerarro ka dhici kara Muqdisho. Qoraal