Xafiiska QM Ee Somalia Oo Iska fogeeyey War qoraal ah Oo Laga Baahiyey
Xafiiska howlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa beeniyay warqad toddobaadkii u dambeeyay internetka lagu faafiyay oo la xiriirtay digniin weerarro ka dhici kara Muqdisho. Qoraal