Dawlada Somaliya Oo Heshiis la Saxiixatay Shirkada Internetka Ee Elon Musk
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa maanta guddoonsiisay Shirkadda Starlink rukhsadda isgaarsiineed oo ay kaga howlgeleyso dalka. Munaasabadda guddoonsiinta oo ka dhacday caasimadda waxaa ka soo