Home
Page 506
Heyadda Socdaalka Somaliya Oo Xarun ka Furatay Laascaanood (Sawirro)
Hoggaamiyaha SSC Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa maanta xariga ka jaray xarunta cusub ee Hay’adda iyo socdaalka Jinsiyadda oo Laan ka furatay caasimadda Laascaanood. Munaasibadda
Wasiirka Warfaafinta “Ethiopia wax ka Baxsan Gganacsi Ugama Ogolaan-doono Baddeenna..”
Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Daa’uud Aweys, ayaa sheegay, Soomaaliya inay ku adkaysanayso in aysan marnaba ka tanaasuli doonin mowqifkeedii hore ee ahaa dhowrista madaxbaannida iyo Qaranimada
Somaliland Oo Somaliya Uga Digtay inay Itoobiya kula Heshiiso Xeebaheeda.
Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in Soomaaliya ay heshiis kula gali karto Itoobiya inta ay maamusho ee badda, balse aanay bixin karin biyaha Somaliland. Wasiirka Warfaafinta,
Nin kasoo Goostay Al Shabaab oo xil sare loo Magacaabay iyo Hadal heyn ka dhalatay
Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa shalay wareegto uu soo saaray ugu magacaabay Ibraahim Aadan Ibraahim (Nadaara) in uu noqdo agaasimaha guud