Home
Page 508
RW Abiy Oo Erdogan ka AqbalayIilaalinta Madax-banaanida Somaliya.
Madaxweynaha Turkiga iyo Raisul Wasaaraha Itoobiya ayaa yeeshay wadahadal telefoon oo ay uga hadleen xariirka labadaas dal iyo Kiiska u dhaxeeya Addis Ababa iyo Muqdisho.
Wasiir Fiqi Oo Ankara u Tagay Wadahadalka Somalia & Itoobiya
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u kicitimay Turkiga si ay uga qeyb galaan wadahadalka kala dhexeeya Itoobiya Wafdiga Axmed Macallin Fiqi Axmed,
Seychelles Oo Maxkamadeysay Rag Looga Shakiyay Burcad Badeed Somali ah
Maxkamadda Sare ee dalka Seychelles ayaa bartamaha bisha January ee sannadka 2025 u muddaysay dhegaysiga dacwadda lix qof oo looga shakisan yahay inay ka tirsan
Ciidamada Badda Somaliya iyo Midowga Yurub Oo soo Gabagabeeyay Dhoolatus Ciidan.
Ciidamada Ilaalada Xeebaha Soomaaliya oo kaashanayay Howlgalka Midowga Yurub ee ATALANTA ayaa soo gebagebeeyey dhoolatus wada jir ah oo lagu xoojinayey amniga badda ee gobolka
61 Qof Oo ku Dhintay Shil Diyaarad Oo ka Dhacay Brazil.
Diyaarad kuwa rakaabka qaada ah oo ay la socdeen in ka badan 60 qof ayaa la xaqiijiyay in Jimcihi shalay ay ku burburtay magaalada Sao
Dawladaha Somalia & Iran Oo ka Shaqeynaya soo Celinta Xiriirkii Diblomaasi
Soomaaliya iyo Iran, ayaa muujiyay sida ay dhinacyada u daneynayaan inay dib u hagaajiyaan xiriirkooda, kaddib kulan ay magaalada Jiddah ku yeesheen Wasiirka Arrimaha dibadda