Home
Page 511
Madaxeweyne Biixi, Oo Xilkii ka Qaaday Maareeyihii Madbacadda Qaranka
Madaxeweyne Biixi, ayaa xilkii ka qaaday maareeyihii Madbacadda Qaranka Maxamuud Raage, oo xilkaasi hayay muddo 7 sannadood ku dhow. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in
Mareykanka Qadar iyo Masar Oo ku Baaqay in Israa’iil iyo Xamaas ay Dib u Billaabaan Wadahadallada
Maraykanka, Masar iyo Qatar ayaa soo saaray bayaan wadajir ah oo ay ugu baaqayaan Israa’iil iyo Xamaas inay dib u billaabaan wadahadallada xabbad-joojinta iyo sii
Taliyaha Booliiska Somaliya Oo Tagay Xarunta Interpol (Sawirro)
Wafdi uu hoggaaminaayo taliyaha ciidianka booliiska Soomaaliyeed S/Guuto, Sulub Axmed Firin ,ayaa safar shaqo ku tagay xarunta guud ee booliiska caalamiga ee loo yaqaan (Interpol)
Taliyaha Ilaalada Kacaanka Iran Oo Warqad u diray Hoggaamiyaha Cusub Ee Xamaas
Taliyaha ciidanka Ilaalada Kacaanka Iran ee howlgalladooda uu dibadda yahay iyo inay taageerraan kooxaha bariga dhexe ee Quds , Jen. ismaaciil Qaani ayaa la sheegay
Ethiopian Airlines Oo Maanta Heshiis la Gashay shirkadda Dar Ee Imaaraadka
Shirkadda diyaaradaha Ethiopian Airlines, ayaa maanta heshiis la gashay shirkadda Dar ee dalka Imaaraadka Carabta , si ay u diyaariso naqshada garoon diyaaradeed oo ay
Wararkii u Dambeeyey Xiisada ka Aloosan Bariga dhexe
Israa’iil ayaa xalay duqeyn ka geysatay Suuriya, iyadoo wakaaladda wararka Suuriya, Reuters iyo Al-Jazeera ay xaqiijiyeen duqeynta ka dhacday bartamaha Suuriya in ugu yaraan 4