Taliyaha Taliska Dhexe Ee Mareykanka Oo Mar kale Maanta Gaaray Israa’iil.
Taliyaha taliska dhexe ee Mareykanka, Jen. Michael Kurilla ayaa maanta mar kale gaaray Israa’iil, iyadoo socdaalkan lagu sheegay in lagu xoojinayo isuduwidda ka hor weerar