Somaliland Oo Jawaab ka Bixisay Hadal Dhinaca Heshiiska Bada ah Oo Masar kasoo Yeeray
Somaliland ayaa jawaab ka bixisay hadal yeedhay wasiirka arrimaha dibada ee Masar, kaas oo ka hadlay heshiiska Badda ee ay wada galeen Somaliland iyo Itoobiya.