Home
Page 516
Magaca howlgalka 2025 bedelaya ATMIS oo la shaaciyey
Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika ayaa meel-mariyay howlgalka cusub ee taageerrada iyo xasillinta Midowga Afrika ee Soomaaliya , kaaso qaadanaya magaca (AUSSOM). Wuxuu beddelaya
Wasaaradda Waxbarashada Oo Dib u Eegis ku Sameesay Go’aan hore
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, ayaa qoraal ay maanta soo saartay ku shaacisay in ay dib u eegis ku sameysay go’aan horey wasaaradda u
Kooxo hubeysan oo dil u geestay ganacsade Xuseen Cadaw Maxamuud
Kooxo burcad hubeysan oo u dhalatay dalka Koonfur Afrika ayaa xalay deegaanka Gugutethu oo hoostaga magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika, waxa ay ku
ATMIS oo saldhigoodii Maxaas ku wareejisay Ciidanka Xoogga (Sawirro)
Ciidamada nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ee ATMIS , ayaa maanta saldhigii ay ku lahaayeen degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, waxa ay sannado badan kaddib
Somaliya oo ka Hartay Tartanka loogu jiro Dooraashada Guddomiyaha guddiga Midowga Afrika
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa isaga hartay inay ka qeyb gasho doorashada guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika. Xildhibaan Fowsiyo