Home
Page 519
Khasaaraha Dhimasho Ee Weerarkii Liido oo kordhay
Dowladda Soomaaliya ayaa war cusub ka soo saartay weerarkii kooxda Al-Shabaab ay xalay ku qaaday xeebta Liido, kaasoo lagu xasuuqay dad shacab ah oo halkaas
Somaliland Oo ka Tacsiyadeysay Qaraxii xeebta Liido
Xukuumadda Somaliland ayaa dhambaal tacsi ah u dirtay qoysaska ay dadkoodii kaga dhinteen qarixii Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho. Sidaasna waxa lagu sheegay qoraal ay
War Saxaafadeed ka soo Baxay Xafiiska QM Ee Somalia
WAR-SAXAAFADEED Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii argagixisanimo ee xalay ka dhacay Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, kaasoo la sheegay in
Abiy Ahmed Oo ka Hadlay Qaraxii lagu Hoobtay Ee Xxeebta Liido
RW Itoobiya Abiye Axmed ayaa tacsi u diray dadkii ku dhintay qaraxii xalay ka dhacay Xeebta Liido ee Magaaladda Muqdisho. Waxaa uu intaa ku daray
Dawlada Rwanda Oo xirtay in ka Badan 4,000 Oo Kaniisadood.
Dowladda Rwanda ayaa ku dhawaaqday in ay xirtay in ka badan 4,000 oo kaniisadood kuwaas oo ku xad gudbay shuruucda caafimaadka dadka iyo badbaadada dalka.
Iran Oo Warbixin ka soo Saartay Baaritaanka Dilkii Haniya.
Ciidanka Ilaalada Kacaanka Iran ayaa warbixintii u horreysay ka soo saaray howlgalkii lagu dilay madaxii xafiiska siyaasadda Xamaas, Ismaaciil Haniyeh oo ka dhacay dhisme ay
Faysal Cali Waraabe Oo ka Hadlay Qaraxii Xalay ka Dhacay Muqdisho.
Guddoomiyaha xisbiga UCID, Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadley Qarax xalay ka dhacey magaalada Muqdisho oo geystay dhimasho, dhaawac iyo khasaare kale oo baaxad leh.