Dhallinyaro Dhiirogalin u Sameeyay Ciidamo ka Adkaaday Al Shabaab (Sawirro)
Xubno kamida dhalinyarada Jubbaland ayaa maanta deeq xoolo ah gaarsiiyay ciidamada maanulka Jubbaland iyo kuwa xoogga dalka ee ku sugan furimaha hore ee waqooyiga gobolka