Xisbullah ayaa caawa 60 gantaal ka badan ku weerartay galbeedka gobolka ay Israa’iil heysato ee Galilee sida ay tebinayaan warbaahinta caalamka qaarkood Ilaa hadda kaliya
Warbaahinta New York Times ayaa baaritaan ay sameysay waxay ku sheegtay howlgalka lagu dilay hoggaamiyaha siyaasadda Xamaas, Ismaaciil Haniyeh inuu ahaa mid la qorsheynayey muddo
Khaalid Mashcal ayaa la sheegayaa inuu noqonayo Hoggaamiyaha la wareegaya booskii laga dilay Ismaaciil Haniya, wuxuuna hoggaamin doonaa howlaha siyaasadda ee Gobonimo-doonka Falastiin ee halgamaya.
Ninka lagu eedeeyay inuu maleegayay weeraradii Maraykanka lagu qaaday bishii September 11-keedii ee sannadkii 2001, Khalid Sheikh Mohammed iyo labo ka mid ah raggii la