Mareykanka Oo War kasoo Saaray Kulankii Uu la Qaatay Xukuumada iyo Xisbiyada Mucaaridka ah Ee Somaliland
Warsaxaafadeed ka soo baxay Safaarada Mareykanka ee Muqdisho ayaa lagu sheegay in Safiirkooda booqasho ku tagay somaliland uu kulamo la qaatay madaxweyne Muuse Biixi hogaamiyayasha...