Home
Page 524
Xubnaha Garabka Midigta Israa’iil Oo Xoog ku Galay Saldhig Milatari Oo Lagu Hayo Askar Kufsi
Mudaaharaadayaasha garabka midigta fog ee Israa’iil ayaa goor dhow xoog ku galay saldhig milatari oo ku yaalla bartamaha Israa’iil si ay uga soo saaraan xabsiga
Maxkamad ku Taala Maraykanka Oo DP World Mar kale U Xakuntay Jabuuti
Maxkamad ku taalla Maraykanka ayaa waxay amartay in la dhaqan galiyo 200 oo Malyan oo Doollar oo lagu xukumay in ay dawladda Jabuuti siiso shirkadda
Dilka Maamule Xamse-hii Reer Awdal Loogu Geystay Mudug Oo Laga Heshiiyay.(Sawiro)
Gaalkacyo:- Ehelka marxuumkii lagu dilay gobolka Mudug oo ka yimid Boorama ayaa maanta 2:00pm duhurnimo soo gaadhay magaalada Gaalkacyo, Waxyar kadib odayada labada dhinac ayaa
Maxkamada Gobolka Banaadir Oo Xukun ku Riday Masuul ku Eedeysan..
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta xukuntay eedeysane Cabdinuur Aadan Ibraahim oo ahaa agaasime ka tirsan wasaaradda Maaliyadda ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, waxaa loo
Israel Oo Jawaab Caro leh ka Bixisay Hanjabaad ka soo Yeertay Erdogan
Madaxweynaha Turkiga Erdogan oo markii u horreysay tan iyo markii uu bilowday dagaalka Qasa sheegay iney awood buuxda u leeyihiin weerar ay ku qaadaan Israel
Budhcad Jarjartay Qaar ka Mida Xadhkaha Isgaadhsiinta Ee Faransiiska,
Wasiirka arrimaha digitalka ee dalka Faransiiska ayaa sheegtay in kooxaha budhcadda ahi inay weeraro ku qaadeen khadadka shirkadaha isgaadhsiinta, kuwaas oo khalkhal geliyey qaybo ka
Xasan Sheekh Oo soo Bandhigay Caqabado ku xeyran Dadka iyo Dowladda
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo daah-furay Shirwrynaha 2-aad ee Culimada Soomaaliyeed ayaa tilmaamay in qabashada shirkan, sannadkii 2-aad oo xiriir ah,
Galmudug Oo Qaadacday Shir Madaxweyne Xasan Maanta Furay (Akhriso)
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee dowlad goboleedka Galmudug , ayaa goordhaw qoraal ay soo saartay ku qaadacday shirweynaha culumada Soomaaliyeed uu goordhaw magaalada Muqdisho