Safaaradda Maraykanka Ee Muqdisho Oo Beenisay War Lagu Faafiyay baraha bulshada
Dawladda Maraykanka ayaa meesha ka saartay warar sheegaya in ergayga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan Geeska Afrika Mike Hammer uu bogaadiyay heshiiska muranka dhaliyay...