Home
Page 529
Orodyahan Guul taariikhi ah usoo Hoyay Somaliya Oo laga Reebay Ciyaaraha Olombikada Adduunka Ee Paris 2024
Guddiga Olombikada Qaranka Soomaaliya ayaa ka saaray Orodyahanka Cabdullaahi Jaamac Maxamed ka qeyb galka Ciyaaraha Olombikada Adduunka ee Paris 2024, kaasoo la qorsheeyay in la
Weriye Dhaliilay Dowlada Xassan Shiikh Oo Xabsiga la Dhigay
Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa xiray weriye Cali Nur Salaad, oo kamid ah saxafiyiinta Rug-cadaaga ah ee ka howlgala Muqdisho. Booliska ayaa Xarigiisa ku sheegay anshax
Maxkamad ku Taal Imaaraatka Carabta Oo Xukuno Adag ku Riday 57 Bangladesh ah
Saddax ka mid ah dadka la soo taagay maxkamadda oo aan magacooda la sheegin ayaa lagu xukumay xabsi daa’in “kaddib markii ay rabshado ka kiciyeen
Xuutiyiinta Oo Gantaal ku Dhuftay Markab Berbera ku Rogay Shixnad laga Leeyahay Itoobiya.
Xuutiyiinta Yemen ayaa Gantaal ku dhuftay Markab ka dhaqaaqay Dekedda Berbera kaas oo rogay shixnad laga leeyahay Itoobiya. Markabka ayaa ku socdaalayay Calanka waddanka Singapore,
Hub aan caadi aheyn oo saaka Shabaab Laga Furtay.(Sawirro)
Jubbaland ayaa soo bandhigtay hub fara badan iyo saanad milateri oo Al-shabaab looga furtay dagaaladii saaka ka dhacay degaano ka tirsan Jubadda hoose. hubka ayaa
Dil Mindi loo Adeegsaday Oo ka Dhacay Buurta Awr-dil Ee Duleedka Borama
Allaha u naxariistee waxa maanta duleedka magaalada Borama lagu dilay Marxuum Cabdilaahi Maxamed Maal oo dahab ka qodanayey buuraha xaga bari kaga beegan magaalada Borama.
Madaxwayne Xasan Sheekh Oo Bogaadiyay Ciidamada Xooga Iyo Daraawiishta Jubaland.
Muqdisho, Luulyo 22, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bogaadiyey sida nafhornimada leh ee Ciidamada Qalabka Sida ay u wajaheen argagixisada