Xubno katirsan ururka Daacish oo iskusoo dhiibay ciidamada Puntland
Labo xubnood oo katirsanaa kooxda Daacish ayaa iskusoo dhiibay ciidamada Daraawiishta ee Puntland ee ku sugan deegaanka Balidhidhin ee gobolka Bari. Labadan xubnood oo watay...
Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalka degmada Luuq ka socda
Wararka ka imaanaya degmada Luuq ee gobolka Gedo, ayaa sheegaya in xaalada degmadaasi oo maalmihii lasoo dhaafay dagaallo culus ka socdeen ay saakay degan tahay,...
Weerar culus oo lagu qaaday saldhigga Isra’il ee Buurta Hermon
Ururka Xisbullaah ayaa diyaaradaha aan duuliyaha laheyn iyo gantaalo culus ku weeraray saldhig weyn oo ay leeyihiin ciidamada milatariga Isra’il, weerarka ayaa si gaar ah...
Madaxweyne Xasan Oo Safar Shaqo ku Tagay Magaalada Asmara Eritrea.
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo safar shaqo ku tagay magaalada Asmara ee caasimada dalka Eritrea. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud...
Milateriga Israel Oo Shacab Hor leh ku Laayey Gaza
Ugu yaraan 16 qof oo Falastiiniyiin ah ayaa la xaqiijiyay in lagu dilay weerar cirka ah oo ay ciidamada Isra’il Sabtidi ku bartilmaameed-sadeen dhisme iskuul...
Shaqaalaha Iyo Saraakiisha Ciidanka Puntland Oo loo Digay.
Guddiga Doorashooyinka Puntland ee PEC oo shaqaalaha dowladda, saraakiisha iyo ciidanka uga digay in ay qayb ka noqdaan garabyo siyaasadeed. “Guddiga Doorashooyinka Puntland iyagoo tixraacaya,...