Home
Page 543
Xassan Sheekh Oo Asmara ku Arkay Saraakiil loo Tababarayo DF
Wadahadalo ay xalay yeesheen madaxweynayaasha Soomaaliya & Eritrea, ayaa Mr Isaias Afwerki wuxuu sheegay in lagama maarman ay tahay in la xoojiyo xariirka dhinacyada ee
Wafdi Mareykan ah Oo Arrin Xasaasi ah u yimid Muqdisho.
Dawladda Soomaaliya ayaa maanta shaacisay saraakiil ka socda hay’adda amniga garoommada diyaaradaha Mareykanka ee TSA inay soo gaareen Muqdisho , Waxay qiimeynayaan hay’adaha amniga garoonka
Abiy Ahmed oo booqashadii u horeysay ku tagay magaalada Port Sudan..(Sawirro)
Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya,Abiy Ahmed ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay magaalada Port Sudan, taasoo ah booqashadii ugu horrreysay oo sarkaal sare oo dawladeed
Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo ayaa kulan la qaatay R/Wasaaraha Jabuuti.
Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo ayaa kulan la qaatay Raysal-Wasaaraha Jamhuuriyadda Jabuuti. Hoggaamiye Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Raysal-Wasaaraha Jamhuuriyadda Jabuuti Mud. Cabdiqaadir
Xildhibaano Gadoodsan oo Digniin Adag siiyey Aaden Madoobe
Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka oo la kulmay Guddoomiyaha baarlamankaa Sheekh Aadan Madoobe ayaa u sheegay in Ajandaha Madaxtooyada aan lagu sii wadi karin howlaha