Home
Page 545
R/wasaraha cusub Ee Britain Oo Laalay Qorshaha Dadka loo Masaafuriyo Rwanda.
Ra’iisul wasaaraha cusub ee Britain, Keir Starmer ayaa ku dhawaaqay inuu meesha ka saarayo qorshaha dawladda hore ee Conservative-ka ee ahaa in dadka magangalyo doonka
Xeer Ilaaliyaha Israa’iil Oo ddiidday in Dib loo dhigo kiisaska Netanyahu loo Heysto
Xeer Ilaaliyaha guud ee Israa’iil ayaa ka diidday in dib loo dhigo kiisaska musuq maasuqa ee Netanyahu loo heysto, kaddib markii uu codsaday illaa November
Xukuumadda Xamse Barre oo xaalku ku xumaanayo iyo abaabul socda
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay furay kalfadhigga 5-aad ee xildhibaannada labada Aqal, waxaana munaasabadda furitaanka laga dheehanayay in xildhibaannada labada Aqal aysan ku
Dawlada Jabuuti Oo Casuuntay Hogaamiyaha SSC Khaatumo
Hoggaamiye Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa safar shaqo ugu anbabaxay dalka Djibouti kadib markii uu casuumaad ka helay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle. Safarka