Home
Page 547
Xasan Shelkh: “Ma jiraan wax Calaamado ah oo Muujinaya in ay Itoobiya ka soo laabanayso Heshiiska Badda
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay in aanay jirin wax muujinaya in Itoobiya ay dib uga laabanayso heshiiskii is-afgaradka ahaa ee ay Somaliland la
Putin Oo Shaaciyay inuu Wado Qorshe Gantaalada Ridada Dheer ku Siinayo Xuutiyiinta Yemen.
Madaxweynaha Ruushka,Vladimir Putin ayaa lagu warramaya inuu ka fikirayo inuu kooxda Xuutiyiinta Yemen ku wareejiyo gantaallada lidka maraakiibta ee ballistic-ga, kuwaaso gacan ka siin kara
Xamse Barre oo shaaciyay Qorshe cusub Oo Xukuumadiisa wado (Sawirro)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo daahfuray Toddobaadka Qaran ee Horumarinta Kalluumeysiga Soomaaliya, ayaa sheegay in la joogo xilligii ay
Shir xasaasi ah Oo u furmay DFSomaliya iyo Qaramada Midoobay (Sawirro)
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa maanta si wadajir ah magaalada Muqdisho ugu qabtay shirka sanadlaha ah ee Guddiga Wadajirka ah ee Wadajirka ah
Puntland & Galmudug Oo Isu keenay Odayaasha Beelaha Sacad & Leelkase (Sawirro)
Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland iyo Galmudug ayaa maanta ku guulaystay in ay isu keenaan odayaasha iyo waxgaradka labadii beelood oo dhawaan ku dagaallamay galbeedka Gobolka
Taliban-ka Xukuma Afghanistan Oo Diiday in Lagala Hadlo Arrimaha Haweenka
Afhayeen u hadlay Talibanka Afgaanistaan ayaa sheegay in aysan dalalka kale kala hadli doonin xuquuqda haweenka oo ay u qaadan doonaan arrin gudaha ah. Zabihullah