Waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan qarax aad u xoogan oo jugtiisa si weyn looga maqlay dhamaan xaafadaha magaalada Baledweyne oo ka dhacay xaafada Howlwadaag
Taliska qeybta 43-aad ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan Jubbaland ayaa Dekedda Magaalada Kismaayo kala soo dagay gaadiid dagaal Gaadiidkan ayaa isugu jira